Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Maxaas oo kordhay iyo dad isku qoys ahaa oo ku dhammaaday

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo saakay ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud, waxaana qaraxyadan lala eegtay guryo Maxaas ka degnaayeen rag masuuliyiin ah. Qaraxyada ka dhacay Maxaas oo ahaa kuwa gaadiid loo adeegsaday ayaa lala eegtay guryo Maxaas ka degnaayeen Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar … Continue reading Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Maxaas oo kordhay iyo dad isku qoys ahaa oo ku dhammaaday